Wasiirka Arrimaha Gudaha ee DFS C/llahi Goodax Barre Sharci ma aha Heshiiska Maamulada Koonfur Galbeed.[Dhagayso]

June 24, 2014 - Written by Editor

godaxMuqdisho:-Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo federaalka Dowlada Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre ayaa sheegey in uusan sharciga fedraalka ku saleysneyn isla markaana aysan wasaaradiisa waxba kala socon heshiis ay shaley magaalda Muqdisho ku kala saxiixdeen Maamulada lixda iyo sedexda gobol ee Koonfur Galbeed Somalia. Heshiiskaas ayaa waxaa mudaba soo wadey dowlada federaalka sidii ay ku dhex dhexaadin laheyd labadaas maamul.  Wasiirka ayaa sidaas ku sheegay waraysi uu siiyay laanta af Soomaaliga ee VOA.

Qaybta hoose ee boggan ka dhegayso waraysiga wasiirka oo dhamaystiran.

Source: VOA

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online