Xaflad lagu soo xiray Sanad dugsiyeedka 2013-2014 Machadka Al-Furqaan.[Masawiro]

June 18, 2014 - Written by Editor

6Laascaanood:-Waxaa Maanta oo ay Arbaca tahay 18-06-2014 lagu soo gabagabeeyey Machadka Alfurqaan Lasanod- gebi ahaanba Imtixaandii Sanad Dugsiyeedka 2013-2014 ee Sanadkan oo dhami ka Socdey Machadka Al-furqaan Laascaanood. Macahdka Alfurqaan ayaa waxaa ka Qalin Jebinaya Dufcadii 6 aad ee Tan iyo Markii dib loo Furey Machadka 2006. Intii Imtixaanku socdey waxaa ay Ardeydu Dareemayeen jawi wanaagsan oo ay iyana Imtixaankoodu ugu dhamaadey si wanaagsan. Sidoo kale waxaa ay u qabteen Maamulka Macallimiinta Machadaka kulan lagu sagootinayo dhamaan ardayda dhameysey iyo kuwa aan dhameyn ee Machadka wiilal iyo hablo Mudada Lagu Jiro Fasaxa Xagaaga.

Macallimiinta iyo Maamulka waxey siiyeen Dardaarano iyo Waanooyin ku Saabsanaa:-

1. Alle Kacabsiga

2. In la Guto Waajibaadkii Dawada Xilliga Fasaxa iwm.

3. In la Badiyo Akhris iyo Joogitaanka Maktabadaha

4. In ay ka Faa’iideystaan Watiga iyo Aminta ay Heystaan.

5.  Inay u baxaan Safaro Dacwadeed Xaga Miyga iyo Tuulooyinka ,si ay u soo gutaan aqoontii ay soo Baranayeen 10kii Bilood ee Sanadkaan.

6. In Laga Qayb galo Dawrooyinka Xagaaga lagu Qabto meel walba oo ka mida Tuulooyinka Miyiga iyo Magaalooyinka , Iyo Qodobo Kale.

Maamulaha Machadka Al-furqaan Sh.Yuusuf Haybe Ibraahim ayaa ugu danbyentii Ardeyda Xasuusiyey Nimcadii Alle uu Siiyey oo ah inuu Siiyey Jaanis Ballaadhan oo ay ku Bartaa diintiisa. Sidoo kale u sheegey in ay Bulshada ku soo celiyaan Tacabkoodii ahaa in wax la barayey wixii ay barteena ay bulshada u fa’iideeyaan.

Ugu Danbeyntii ardayda ayaa muujiyey wanaaga iyo aqoontii ay ka barteen Machadka in ay Alle Ugu Mahdinayaan , Ka dibana Macallimiintooda Mahadnaq iyo Duco Isugu Darayaan.

no images were found

Golaha Ardayda ka baxday
Al-furqaan Lasanod

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online