Xafladdii xiritaanka dugsiga taxfiidka Quraanka ee masjidka Alhuda (Masawiro)

June 2, 2014 - Written by Editor

dugsiga5Finland:-Xafladaas oo si heer sare loo soo agaasimay, waxaa kalmado kala duwan ka soo jeediyay Sh C/weli Sh. Maxamed Xaaji Yusuf imaamka masjidka, Sh C/laahi Adan Cali maamulaha madarasada, qaar ka mid ah culimada masjidka , waalidiinta iyo macallimiinta madarasadaba.

Waxaa halkaas ay aradadu ku soo bandhigeen qaar ka mid ah waxyaabihii ay barteen, sidoo kale waxaa la soo bandhigay caruur yar-yar oo da’doodu ka hooseeyso 7 sano oo kitaabka akhrinaysa, kadib markii ay qaateen kooras farta iyo akhriska ah.

Ugu danbaytiina waxaa dadweynihii halkaas isugu yimid oo masjidka buux dhaafshay dhammaantood la siiyay cunnadii iyo macmacmaankii loogu tala galay xafladda……

no images were found

Waxaana xafladaas ku dhammaatay si aad iyo aad u heersaraysa..


Ismaaciil Muuse Seeraar
Halgan Helsinki

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online