Xalqadii 2aad ee barnaamijka Badbaadi nolashaad oo Ururka badbaado uu soo khatimay[Masawiro]

June 23, 2014 - Written by Editor

1Boorame:-Waxaa maalintii shalay lagu soo khatimay barmaamij badbaadi nolashaada oo ay soo dyaariyeen Ururka badbaado ayaa waxaa qaybtiisii labaad ka soo qayb galay culimo aad u qimo badan waxaa ay jeediyeen muxaadaraad kale duwan.Culimada muxaadaraadka jeediyey ayaa waxaa ka mid ahaa:-

1. Sh. Yuusuf Xuseen Maxamed oo jeediyey الشخسية الناجحة المتميزة

2. Sh Maxumed Warsame Dhudre oo ka hadlay جرب لدة الطاعة

3. Macalin Cabdisalaan Xassan Muuse إبتسم فأنت المسلم

4. Sh Aadan Axmed Muuse إعجاب المرء بنفسه

5. Sh Maxamed Yusuf Cabdi الاسلام والعرف

Shalay galinkii danbe ayaa waxaa la soo khatimay muxaadaradaadkii ugu danbeeyey waxaan jeediyey Sh.Maxamed Yuusuf Cabdi waxaan la wiidiiyey su’aalo fara badan oo ay u baahnaayeey dhalinyaradu gaar ahaan dhinac diinta.

no images were found

Ururka Badbaado
Borama, Somalia

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online