Ardayda Machadka Khartuum oo u Fadhiistay Imtixaankii Qalin Jebinta [Masawiro]

March 12, 2015 - Written by Editor

IMG_0046Laascaanood:-Ardayda wax ka barata Machadka Khartuum ee Barshada Luuqada Carabiga iyo Tababarka Macallinimada Qaybna ka ah Jaamacada Khartuum ee wadanka Sudan ayaa u fadhiistay Imtixaanki qalin jebinta ee Machadka. Maamulaha Machadka Khartuum ee Barashada Luuqada Carabiga iyo Tababarka Macalinimo Mudane C/Raxmaan Maxamed Jaamac ayaa ka warbxiyey xaalada Imtixaanka iyo ardayda .

Maamulaha oo ka waramaya Xaalada Imtixaan ee Machadkan ayaa yidhi ” Imtixaanka ay u fadhiisteen ardaydani ayaa ah mid ku socda sidii loou tala galay , iyagoo ilaalinaya nidaamkii iyo hab u socodkii imtixaanka , iyadoo uu maalmaha soo socdo uu socon doono , halka ardayga ku baasa imtixaanka uu heli doono Shahaado Diblom ah oo  heerka Saddexaad ah .

Ugu danbayntii Machadka Khartuum ee Barshada Luuqada carabiga iyo tababarka macallinimada qaybna ka ah Jaamacada Khartuum ee Wadanka Sudaan uu bixiyo ayaa faracyo badan ku leh wadamada Khaliijka , iyo waqooyiga qaarada Africa, waxyaabaha laga barto , Koorasyada uu bixiyo , Tabarada Macallinimo iyo Mudada iyo Shahaada uu bixiyo heerka ay tahay.

no images were found

Mawliid Ismaciil Haradigeed
Laascaanood ,Somalia

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online