Centarka Weyne ee Field’s ee dalka Denmarka oo ay toogasho ka dhacday

March 18, 2015 - Written by Editor

476251~1Denmark:-Warar ay goordhow faafiyeen warbaahinta dalka Denmar ayaa sheegaya in toogasho ay ka dhacday Centerka weyn ee Field’s ee magaalada Copenhagen ee xarunta dalka Denmark .Weerarka ka dhacay Centerka weyn ee laga dukaamadeysto ee Field’s  ayaa Booliska dalka Denmark wuxuu sheegay in ay 3 qof ku dhaawacmeen ayna haatan howlgalo ka wadaan ciidanka Booliska .
Warar hordhac ah oo ay warbaahinta denmarka ka heshay Booliska iyo laamaha amaanka ayaa sheegaya in kooxda is toogatay ay yihiin kooxo baando  ah lix ka mid ah gacanta lagu dhigay

3 qof ee dhaawaca ayaa waxaa la geeyey Istibaalada dalka Denmark .Booliska dalka Denmark ayaa sheegay in  uu dib ka faahfaahin doono toogashada ka dhacaday Centerka Field’s .

Warka oo faahfaahsan dib baan idiinka soo gudbin doonaa inshalaah

Halgan.net
Denmark

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online