Ciidanka Booliska magaalada Gaalkacyo oo qabtay 2 nin oo Qarax Aasayey

March 7, 2015 - Written by Editor

BooliskaGaalkacyo:-Ciidanka Booliska gobolka Mudug ayaa waxaa ay ku qabteen magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug 2-da nin oo miino ku aasayey wado ku taal xaafadda Xero Darwiish. Ciidanka Booliska gobolka Mudug ayaa waxaa ay hadda su’aalo weydiinayaan 2-da nin ilaa haddana ma jiro wax war ah oo ka soo baxay laamaha amaanka iyadoo dadweynuhu ay is wiidiinayaan 2-da nin ee la qabtay.

Qabashada 2-da nin ayaa waxaa ay ku soo beegmaysaa xili qarax qorshaysan lagu dilay Taliyihii ciidamada cashuuraha berriga ee gobolka Mudug Duraan Cumar (Qaylo) oo gaarigiisa loogu miino.

Warka oo faahfaahsan dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa haddii alle idmo

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online