Fahanka saxda ah ee ku dhaqanka shareecada islaamka Q/ 3aad Sh. Shibli [Daawo]
March 16, 2015 - Written by EditorNairobi:-Sheekh Maxamuud Shibli iyo qaar ka mid ah aqoonyahanka Soomaalida Nairobi ayaa kulan muhiim ah uu dhex maray.Kulanka ayaa waxa uu ku saabsanaa: fahanka saxda ah ee laga qaadanayo hir-galinta shareecada islaamka.
Sheekha ayaa markii hore soo koobay qodobadii labadii qeybood ee hore, iyo jawaabo uu ka bixinayey su’aalo ka yimid ka soo qeyb galayaasha, waxaana intaas dheeraa aragtiyo ay dhiibanayeen ka soo qeyb galayaasha.
Kulankan oo ahaa mid ay soo qaban qaabiyeen markazka abuu bakar iyo xarunta dhaqanka iyo wax akhriska ee Aw Jaamac Cumar Ciise, ayaa waxaa isla daadaheynayey qoraa Maxamed Nuur Shire iyo qoraa Cabdirisaaq Cirro.
Hoos ka Daawo Qeybtii 3aad fahanka saxda ah ee ku dhaqanka shareecada islaamka
Halgan.net
Nairobi