Gudoomiyihii Hay,adda Culumada dalka Ciraaq Sh.Xaarith Al-Dhaari oo ku geeriyooday dalka Turkiya.

March 12, 2015 - Written by Editor

xarithIstanbul:-Waxaa ku geeriyooday dalka Turkiya alaha u naxariistee Gudoomiyihii Hay,adda Culumada dalka Ciraaq Sh.Dr.Xaarith Al-Dhaari .Sheekha ayaa ku sugnaa magaalada Istanbul ee xarunta dalka Turkiya. Sh.Xaariyh Al-Dhaari wuxuu ku dhashay deegaanka Abu Qureyb 1941 Sheekha ayaa jaamacada Azhar ka qaatay Bs Tafsiirka Qu,aanka iyo culuumta xadiiska 1967 wuxuuna Majisteer ka qaatay isla jaamacada 1969 .

Sheekh Xaarith Al-Dhaari ayaa wuxuu qaatay darajada PHD 1978.Tafsiirka iyo culuumta xadiiska Sheekha ayaa waxaa lagu xasuusan doonaa sida uu uga hadli jiray dhibaatada kooxaha shiicada ay ku hayeen shacab Suniga ah ee Ciraaq iyo sida adag oo uu uga soo horjeeday joogitaanka ciidamada huwan iyo Iran dalka Ciraaq.

Alle waxaan uga baryeynaa Sheekh Xaarith Al-Dhaari iyo dhamaan muslimiinta dhimatay iyo culumadeena in alle u naxariisto janatul firdowsna uu ka waraabiyo Aaamiin.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online