Is dul taaga Acmaasha Quluubta Sh Maxamuud Maxamed Xalliike.[Daawo Video]

March 15, 2015 - Written by Editor

Sh XallikeLaascaanood:-Waxaan caawa idiin soo gudbinaynaa muxaadaro cusub oo uu soo jeediyey Sh Maxamuud Maxamed Xalliike , Muxaadaradaan oo ka kooban ilaa laba qaybood oo ku saabsan waxyaabaha qalbiga kua dhaca qaarkood , iyo Khatarta ka timaada.

Sh Maxamuud Maxamed Xalliike wuxuu muxaadarooyinkan kaga hadlay waxyaabo badan oo ku saabsan acmaasha ka dhaca, Muxaadarooyinkan wuxuu shiikhu kaga hadlay Daacadni mada(Ikhlaaska) , Istustsunimada ,Isku bogida Kibirka , Xaasid nimada, Khiyaanada iwm .

Hoos ka Daawo muxaadarada uu jeediyey Sh Maxamuud Maxamed Xaliike

Mawliid Ismaaciil Haradigeed
Laascaanood,Somalia

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online