Khudbadii Jimce ee Masjid Imaam Shaafici ee Johannesburg uu ka jeediyey Sh Qaasim Cabdi Hayaan.[Dhagayso]

March 6, 2015 - Written by Editor

QaasimJohannesburg:-Waxaa maanta khudbadii Jimce ka jeediyey Masjid Imaam Shaafici ee magaalada Johannesburg ee Koonfur Afrika Sheekh.Qaasim Cabdi Hayaan ayaa waxaaa uu uga hadlay Khubadii maanta Dhexdhexaadnimada Islaamka , Sh.Qaasim Cabdi Hayaan ayaa ku dheeraaday in ay muhiim tahay in laga fogaado Xadgudubka diineed iyo in laga sokay dhaco diinta. Sh.Qaasim Cabdi Hayaan ayaa xusay in labad arrimood ee ah Xadgudubka diineed iyo in laga sokay dhaco ay khatar tahay haddii qofka ay ka galaan dhinac Caqiidada iyo weliba Cibaadaadka.

Ugu danbayntii ayaa Sheekh.Qaasim Cabdi Hayaan waxaa uu ka digay in qof walba wax uu jecel yahay uu ka dhigo diin oo wax walba oo hawadiisa waa faqo uu yiraahdo waa dhexdhexaadnimo taas oo sababtay in dad badan ay u qaateen in ku dhaqanka diinta iyo sunada in ay tahay Quluwi iyo ka badbadin.

Hoos ka Dhagayso khudbadii Jimce ka jeediyey Masjid Imaam Shaafici Sh Qaasim Cabdi Hayaan

[audio: https://halgan.net/Mp3/KhudbahShqaasim.mp3]

Halkaanka Dhagayso Mp3

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online