Ku Dadaal wixii ku Anfacaya Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah.(Daawo)

March 9, 2015 - Written by Editor

sh umalNairobi:-Waxaan Idiin soo gudbineynaa Muxaadaro cusub oo qiimo badan oo uu ka jeediyey Masjidka Abu bakar ee magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii waxaana muxaadarada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ayaa waxaa uu muxaadaradiisa cinwaan uga dhigay ku dadaal wixii ku anfacaya wuxuuna aad ugu dheeraada in qofka muslinka uu ku dadaalo wixii anfacaya aduun iyo Aaakhiro.

Hoos ka Daawo Muxaadarada Sheekh Maxamed Umal uu ka jeedshay Masjidka Abu bakar ku dadaal wixii ku anfacaya .

Hoos ka Dhageyso Muxaadarada Sh Maxamed Cabdi Umal ku dadaal wixii ku anfacaya  MP3

[audio:https://halgan.net/Mp3/ku_dadaal.mp3]

Ama Halkan Mp3

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online