Macalin Qu,aan ooo caawa lagu dilay magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan

March 16, 2015 - Written by Editor

toogashoBaladweyne:-Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in rag afka u duuban yahay oo hubeyn ay caawa maqribkii ku dileen mid ka mid ah macalimiinta qu,aanka ka dhiga magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan.

Macalinka caawa lagu dilay magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxaa lagu dilay xaafadda Xaawo-taako waxaana gaaray markii hore dhaawac halis ah oo uu markii danbe u dhintay alaha u naxariisto.

Taliyaha saldhigga booliska ee degmada Baladweyne G/sare Cali Cabdi Mahad ayaa warbaahinta u xaqiijiyey dilka Macalinka Qu,aanka ee caawa ka dhacay magaalada Baladweyne.

Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxaa dilal qorsheyn horey uga geystay kooxda Al-Shabaab iyaga magaalada ku dilay Nabadoono ,Waxgarad,Ganacsato, askar iyo saraakii ka tirsan DFS .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online