Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo u ambabaxay dalka Jabuuti (Daawo)

March 10, 2015 - Written by Editor

CameyGaroowe:-Madaxweyne ku-xigeenka Dawlada Puntland Cabdixakiim C/llaahi Xaaji Cumar Camay iyo Wafdi uu horkacayo ayaa galabta wuxuu u ambabaxay dalka Jabuuti wuxuuna ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ee C/laahi Yuusuf waxaana socdaalkiisa ku weheliya Wasiirka Ganacsiga dowlada Puntland.

Madaxweyne ku-xigeenka Dawlada Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in socdaakoodu uu qaadan doono laba maalmood waxaana ujeedada socdaalka madaxweynaha ku xigeenka uu yahay xiriir dhanka ganacsiga ee u dhexeeya Jabuuti iyo Puntland.

Hoos ka Daawo Madaxweyne ku-xigeenka Dawlada Puntland oo u ambabaxay dalka Jabuuti

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online