Ogeysiis ku socda bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka UK

March 13, 2015 - Written by Editor

CACDhamaan bahweynta Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed ee kuu nool dalka UK
Waxaanu idinku casuumeynaa, idinkuguna bishaareyneynaa in la qabanayo Mutamarkii sanadlaha Ahaa ee xiliga Gu.ga uu qaban qaabin jiray Masjidka Tawfiiq ee magaalada Conventry .

Watiga la Qabanayo mutamarka sanadkan  waa 10-04-2015 iyo  ilaa   12-04-2015

Culumaada sanakan ak Qeyb geleyso
1.  Sh.Yusuf Nuur —————- UK / Coventry
2. Sh Cabdirashiid ali sufii — Qatar 
3. Sh Bashiiir shiil ————— Canada
4. sh mustafe xaaji ismaacil — Somalia
5. iyo culumo kale (* eeg flyerka)
Wixii Faahfaahin ah kala xiriir
Sh.Yuusuf Nuur- 0794044909Halgan.net
London

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online