Dalladda Ardayda ka baxday Macaahidda Sharciga ah ee Soomaaliya oo kulan isku xir ah u sameeyey Ardayda
(March 6, 2015)
Gaalkacyo:-Waxaa maanta oo jimcaha soo gabagaboobay laba kulan oo looga tashanayay siddii la is kugu xiri lahaa ardayda ka baxday gaar ahaan Macaahidda Sharciga ah ee Soomaaliya oo Isku-xirtay Khariij
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaa ee magaalada Nairobi Sh Shibli.[Dhagayso]
(March 6, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa Khudbadii maanta Sh Shibli ka jeediyay Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi, khudbada maanta waxaa ay dhamaystir u ahayd dhowr khudbo xiriir ahaa oo uu Sheekh
Khudbadii Jimce ee Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi Sh Umal.[Daawo]
(March 6, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii maanta uu Sh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, Sh Umal ayaa khudbadii maanta waxaa uu uga
Khudbadii Jimce ee Masjid Imaam Shaafici ee Johannesburg uu ka jeediyey Sh Qaasim Cabdi Hayaan.[Dhagayso]
(March 6, 2015)
Johannesburg:-Waxaa maanta khudbadii Jimce ka jeediyey Masjid Imaam Shaafici ee magaalada Johannesburg ee Koonfur Afrika Sheekh.Qaasim Cabdi Hayaan ayaa waxaaa uu uga hadlay Khubadii maanta Dhexdhexaa
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe.[Masawiro]
(March 6, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta oo ay taariikhdu tahay 6-3-2015 dib ugu soo laabtay magaalo madax
Wasiirka Difaaca ee DFS oo kormeer ku tagey goobo ay dagan yihiin dadkii ku barakacay Dagaalkii Guriceel.[Masawiro]
(March 6, 2015)
Guricel, March 6, 2015….Wasiirka Difaaca Soomaaliya General C/qaadir Sheekh Cali Diini oo socdaal shaqo ku jooga magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, ayaa maanta kormeer ku tagey goobaha miyiga
Warmurtiyeed ay si wadajir ah u soo saareen Dawladda Puntland iyo Maamulka Jubbaland.[Masawiro]
(March 6, 2015)
Kismaayo:-Waxaa maanta s wada jir ah uga soo saaray magaalada Kismaayo warsaxaafeed Dawladda Puntland iyo Maamul ka Jubbaland ka dib shir mudo saddexcisho ah uga socday magaalada Kismaayo shiraas oo a
Culimada Puntland oo taageeray Olalaha la-dagalanka Qaadka Soomaaliya.[Masawiro]
(March 6, 2015)
Boosaaso:-Masaajidka weyn ee Al-Rowda ee magaalada Bosaaso ayaa habeenimadii xalay lagu qabtay kulan muxaadiro ah, kaasoo diirrada lagu saaray dhibaatooyinka kala duwan ee uu qaadku ku hayo qoysaska S
Taliyihii Guud ee ciidanka Al-Nusra Abu Hamaam Al-Shaami oo lagu dilay Idlib
(March 6, 2015)
Suuriya:-Wararka ka imaanaya dalka Suuriya ayaa sheegaya in diyaarado ay leeyihiin ciidanka dalka Mareykanka ay duqeyn ku dileen saraakiil muhiim ah oo ka tirsanaa Jabhada Al-Nusra oo ka tirsan Ururka
Wasiirka Difaaca DFS Gen. Diini “Heshiiska aan galabta saxiixnay ujeedkiisu waa Nabad in lagu wada noolaado.”[Masawiro]
(March 5, 2015)
Guriceel, March 5, 2015…Waxaa booqasho ku yimid Magaalada Guriceel ee Gobolka Gal-gaduud, wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo hoggaaminayo Wasiirka Difaaca General C/qaadir Sh.Cali Diin

« Previous PageNext Page »