Madaxweynaha Dawladda Puntland oo kormeeray Dekeda Kismaayo.[Masawiro]
(March 4, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo wafdiga a socda oo ay weheliyaan Madaxweynaha Maamulka Jubba-land Axmed Max’ed Islaan “Axmed Madoobe” iyo masuuliyiin
Gudoomiyaha la-dagalanka Qaadka oo la kulmay maamulka Gobalka Bari iyo kan degmada.[Masawiro]
(March 4, 2015)
Boosaaso:-Gudoomiyaha la-dagalanka Qaadka Abuukar Cawaale ”Qaad-diid” oo ay weheliyaan masuuliyiin ka socda Jaamacadda Bariga Africa iyo Mu’asasada Al-Min haaj ayaa maanta oo Arbaco ah shir kula
Wasiirka Difaaca DFS ayaa dardaaran u jeediyay ciidamada DFS ee dagan Dugsiga tababarka Harqaboobe.[Masawiro]
(March 4, 2015)
Guriceel, March 4, 2015….. Wasiirka Difaaca Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini oo maalmahaan socdaal howlleed ku joogay deegaanka Guriceel ee gobolka Galgaduud, ayaa saaka booqasho ku tagey
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo ka qeyb galay kulan looga hadlayey Hiigsiga 2016
(March 4, 2015)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa saaka shir gudoomiyey kulan looga arinsanayey dar dargalinta barnaamijka Higsiga Cusub (New Deal) kaa
Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed oo magacaabay wasiiro hor leh (Masawiro)
(March 3, 2015)
Baydhabo:-Munaasabad balaaran oo si weyn loo soo agaasimay ayaa  ka dhacaday maanta Madaxtooyada Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya, ayaa waxaa lagu magacaabay Wasiiro hor leh oo uu yeelan doono Maamul
Sh.Mustafa X. Ismail oo soo Gabo Gabeeyay Socdaal dacwi ah oo uu ku tegay Sudaan[Masawiro]
(March 3, 2015)
Sudan:-Daaciga weyn ee Sh.Mustafa Xaaji Ismail oo inta badan looga bartay in uu Muxaadaraad iyo nadwooyin diini ah ku qabto wadamada reer Galbeedka ayaa socdaal Dacawi ah oo qaatay mudo 5-maalmood ah
Guddiga Xeer Hoosaadka Ee Baarlamaanka DFS Oo Kampala Uu Uga Furmay Aqoon Kororsi
(March 3, 2015)
Kampala :-Guddiga Xeer Hoosaadka,Anshaxa iyo Xasaanadda Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa si rasmi ah magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda uga furmay aqoon
Prof.Cali Khalif oo waraysi uu siiiyey BBC-da uga hadlay shirka Istanbul.[Dhagayso]
(March 3, 2015)
Muqdisho:-Wufuudda ay dowladda Federaalka iyo Somaliland u kala dirsadeen wadahadalka Istanbul, ayaa maanta ku soo kala laabanaya Muqdisho iyo Hargeysa, ka dib markii uu furmi waayay wadahadalkaasi. 
Madaxweynaha PL iyo wafdigii la socday oo si weyn loogu so dhaweeyey Kismaayo.[Masawiro]
(March 3, 2015)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey.
Kulan cilmiyeed socon doona 3 habeen oo ka furmay masjidka Al-huda Garowe.[Video] .
(March 3, 2015)
Garoowe:-Kulan cilmiyeed diini ah ayaa ka bilowda xalay masjidka weyn ee Al-Huda Magaaladda Garowe waxaana lagu wadaa in uu socdo mudo saddex habeen ah uu soco doono waxaa culimadu bixin doonan duruus

« Previous PageNext Page »