Puntland oo cambaareysay weerarka Al-shabaab ku qaadeen Madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed
March 12, 2015 - Written by EditorGaroowe:-Dawladda Puntland ayaa si buuxda u canbaaraysay weerarkii maanta lagu qaaday xarunta Madax tooyada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee magaalada Baydhabo, halkaas oo ay ciidamada koonfur Galbeed ku fashliiyeen weerar ay ka dambeeyeen maleeyshiyaadka Al-shabaab.
Hoos ka akhriso warsaxfadeed kasoo baxay xafiiska afhayeenka dowladda Puntland:- no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net