Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay dhabarka danbe ee Hotelka Maka Al-Mukarama

March 11, 2015 - Written by Editor

Breaking-NewsMuqdisho:-Qarax ayaa waxaa uu ka dhacay goor dhow dhabarka danbe ee Hotelka Maka Al-Mukarama ee degmada Hodan waxaana qarax uu ahaa mid lagu soo xiray gaari.

Goobjoogayaal ku sugan Agagaaarka Hotelka Maka Al-Mukarama ee degmada Hodan ayaa sheegay in gaariga ay rasaas ku fureen ciidanka DFS ka dib markii ay ka shakiyeen waxaana intaas ka dib dhacay qarax Xoogan.

Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ayaa soo gaaray goobta qarax uu ka dhacay waxaana ay xireen dhamaan wadooyinka .

Ilaa haatan wax faahfaahin ah lagama hayo khasaaraha uu geystay qaraxa ka dhacay dhabarka danbe ee Hotelka Maka Al-Mukarama ee degmada Hodan.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online