Radio Halgan oo dhawaan idiin soo gudbin doona muxaadaraadkii Sh Umal iyo Sh C/qaadir Boobe

March 12, 2015 - Written by Editor

ogeysiis1Lusaka :-Shabakada Wararka Radiohalgan.net ayaa dhawaan idiin soo gudbin doonta hadii alle idmo dhamaan muxaadaraadkii ay Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sh C/qaadir Boobe ka jeedsheen Zambia iyo Congo.

Laba Sheekha ayaa dhawaan socdaal dacwo ku tagay wadamada Zambia iyo Congo waxaana ay ka jeediyeen muxaadaraad tiro badan iyo Fataawo kala duwan waxaana aad uga faa,ideystay jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalalka Zambia iyo Congo.

Halgan.net ayaa Mareeg gaar ah u sameysay dhamaan duruusta culumada iyo muxaadaraadka waxaadna ka heli kartaan  Nadwooyinka ,Muxaadaraadka ,Duruusta .

Radio Halgan ayaa sidoo kale Live u tabiya Duruusta culumada iyo Nadwooyinka waxaana ay bahwadaag ku yihiin faafinta Kheyrka Radio Al-Xikma oo ka howlgalada deegaanada Puntland iyo Radio Al-Nuur oo ka howlgala magaalada Muqdisho .

Halkan ka Eeg Mareegta Radio Halgan .

Muxaadaraadka ay culumada jeediyeen ayaa waxaa ka mid ah
1-خطورة الغلو في التكفير
2-اسباب سعة الرزق المبارك
3-التوبة والاستغفار
4-أمراض القلوب
5-تزكية النفس
6-توصية بتقوى الله
7-ثلاث مهلكات
8-حرمة أهل العلم
9-صينانة الشباب من الأفكار الهدامة
10 كيف تعيش في الغربة(1)
11 كيف نعيش مع القرآن
12 للشباب والشابات
13 مسؤولية المرأة المسلمة
14 Fatawaa kala duwan oo ay ka faa,ideysteen jaaliyahada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Zambia iyo Congo.

RadioHalgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta hadii alle idmo dhawaan dhamaan muxaadaraadka labada Sheekh oo Mp3 ah Inshalaah.

Maamulka Radio Halgan.net
www.Radiohalgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online