Ra’iisal Wasaare DFS Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

March 21, 2015 - Written by Editor

cumar_cabdirashiid_jpg2Muqdisho:-Ra’isul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke iyo wafdi uu hogaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho  ka dib markii uu socdaal ku soo maray wadamada Itoobiya iyo Qadar.

Ra’isul Wasaaraha DFS iyo wafdigiisa ayaa waxaa si diiran ugu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Aden Cadde xubno ka tirsan labada gole ee DFS iyo saraakiil ka tirsan ciidanka dowlada Federaalka Soomaaliya.

Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake Ra’isul Wasaaraha DFS ayaa intii uu ku sugnaa dalka Qadar wuxuu xariga ka jaray dhismaha cusub ee Safaarada Soomaaliya wuxuuna sidoo kale uu heshiis la saxiixday madaxda dalka Qadar gaar ahaan dhinaca warbarashada iyo duulista hawada .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online