Sh Maxamed Cabdi Umal oo muxaadaro ka jeedin doona Masjidka Abu Bakar

March 25, 2015 - Written by Editor

isqurxinta2Nairobi:-Waxaa la ogeysiinayaa walaalaha Muslimiinta ah ee ku dhaqan magaalada Nairobi iyo nawaaxigeeda in habeen danbe ay ka dhici doonto Masjid Abu Bakar Al Sadiiq ee magaalada Nairob Muxaadaro uu jeedin doono Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahaulaah

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu cinwaan uga dhigay muxaadaradiisa isqurxinta gabdha muslimadda‏,muxaadarada Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa bilaaban doonta 09:00 subaxnimo xilga dalka Kenya.
Radio Halgan ayaa sidoo kale Live u tabiya Muxaadarada Sheekh Maxamed Cabdi Umal Inshalaah iyo Duruusta culumada iyo Nadwooyinka waxaana ay bahwadaag ku yihiin faafinta Kheyrka Radio Al-Xikma oo ka howlgalada deegaanada Puntland iyo Radio Al-Nuur oo ka howlgala magaalada Muqdisho .

Waxaa kale oo aad si sahlan ugu shuban karaan telkooda gacanta Radio Halgan Live Google Play hadii uu yahay telfanka aad heysato nooca Android hadii aad heysato Apple waxaad ka soo gishataa App Store .waxaad ku qoreysaa (Radio Halgan Live) waa free wax lacag ah maaha . Halkan ka Dajiso Radio Halgan Google Play Halkan ka Dajiso Radio Halgan Live App Store

Waxaa kale oo aad duruusta iyo towjiihaadka culumada aad si dhib yar aad uga dhageysan kartaa Radio TuneIn oo aad soo gishan karto telfankaaga gacanta.Radio TuneIn ka dib meesha ay ku taal Search ku qor Radio Halgan Live . Alle waxaan ka baryeynaa in acmaasheen uu ka dhigo mid kaligiisa khaalis u ah Aaaamiin.

Hoos ka Dhagayso si live ah Radio Halgan iyo Idaacadda Radio Al-xikma

ama Halkaan ka Dhagayso

Halkan Ka Dhageyso Radio Halgan Live.

Maamulka Radio Halgan.

Salaf Media
Halgan.net
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online