Sh. Maxamuud Sh. Maxamed Shibli oo gaaray dalka Sudan

March 18, 2015 - Written by Editor

sawir2Sudan:-Sh. Maxamuud Sh. Maxamed Shibli oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa gaaray magaalada Khartuum ee caasimadda Suudaan. Sh. Maxamuud Shibli, oo deggen dalka Kenya, ayaa booqasho ku tagay dalka Suudaan, iyadoo safarkiisa uu ka mid yahay ujeeddo dacwo, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Jaaliyadda Soomaalida oo ay hoggaaminayaan ardayda wax ka barata dalka Suudaan.

Sheekha ayaa inta uu joogo Suudaan waxa uu duruus kala duwan siin doonaa Jaaliyadda Soomaalida, isagoo si gaar ahna ula hadli doona ardayda wax ka barata Jaamacadaha magaalada Khartuum.

Culimada Soomaaliyeed ayaa had iyo jeer waacyi-gelinta iyo wax baraddaa aan kala harin bulshada Soomaaliyeed, iyagoo meel walba ugu taga, una iftiimiya arrimaha diintooda ay uga baahan yihiin.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online