Shirkii Golaha Wasiiradda PL oo looga hadlay nabadgelyad iyo u diyaar garowga shir-waynaha Arrimaha fedraalka
March 19, 2015 - Written by EditorGaroowe:-Shirkii Golaha Wasiiradda ee Dowladda Puntland oo uu shir gudoominayo Madaxweyne ku xigenka Puntland Eng. C/xakiim Xaaji Cabdilaahi Cumar Camey ayaa waxaa looga hadlay Xaaladdo kala duwan oo ay ka mid tahay, Xaaladda nabadgalyadda,U diyaar garowga shir-waynaha Arrimaha fedraalka, sameynta sharciga xawilaadaha iyo lacag diridda , taarikada cusub ee dowladda Puntland, Dhismaha wadada Ceel-daahir-Ceerigaabo.
Hoos ka eeg qodobada ka soo baxay Shirkii Golaha Wasiiradda ee dowladda Puntland
no images were found
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net