Taliska Ciidanka Qaybta Gobolka Nugaal oo sheegay inay qabteen rag looga shakisan yahay Al-shabaab.[Dhagayso]

March 11, 2015 - Written by Editor

layliGaroowe:-Taliska Ciidanka Qaybta gobolka Nugaal Axmed C/llaahi Samatay (Layli) ayaa ka waramay howlgalo ay ciidanka Booliska ay ka sameeyeen magaalada Garoowe howl gal kaas oo lagu soo qabtay dhalinyaro looga shakiyey in ay ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab.

Taliska Ciidanka Qaybta gobolka Nugaal Axmed C/llaahi Samatay (Layli) ayaa Radio Garoowe u sheegay in ay ciidanku wadaan howl galo lagu sugayo amaanka oo looga hortago  falalka tuugada, baabuurta sharci daro ah, iyo dhalinyarad lagu tuhunsan yahay in ay ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab.

Taliska Ciidanka Qaybta gobolka Nugaal Axmed Cabdullaahi Samatay (Layli) ayaa sidoo kale xusay in ilaa 10 dhalinyaro ah oo lagu tuhunsan yahay Al-shabaab ay ciidanku qabteen ayna ku wadaan baaritaan.

Hoos ka Dhagayso waraysiga Taliska Ciidanka Qaybta gobolka Nugaal Axmed Cabdullaahi Samatay (Layli)

[audio: http://k003.kiwi6.com/hotlink/83pfrvxlxf/Layli.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online