Xukuumadda DFS oo soo dhoweyneysaa dadaalada Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta.[Masawiro]

March 1, 2015 - Written by Editor

IMG_0463Mogadishu:-Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa ay soo dhoweyneysaa dadaalada Dowladda Isutagga Imaaraat ka Carabta ee ku aadan Soomaaliya iyo kaalinteeda wax ku oolka ah ee yareynta dhibaatada bani’aadanimo ee shacabka Soomaaliyeed.

Waxaanu xushmeyneynaa kaalinteeda bani’aadanimo ee lagu daweynayo dhaawacyadii weerar kii argagaxiso ee lagu beegsaday Central Hotel , Maalintii Jimcaha , kuna beeg need February 20,2015,iyadoo dowladda Imaaraatka ay soo dirtay diyaarad lagu daad gureeyay dhaawacyada 13 ruux , si loogu fidiyo adeegga caafimaad ee ay u baahan yihiin.

Waxaanu hambalyo iyo bogaadin u jeedineynaa Madaxweynaha Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta Sh.Khalifa Bin Zayed Al Nahyan,Dhaxalsugaha Abudhabi ahna Ku xigeenka Taliyaha sare ee Ciidamada Sh.Mohamed bin Zayed Al Nahyan, Madax weyne kuxigeenka , Ra’iisul wasaaraha ahna Xaakimka Dubai Sh.Mohammed bin Rashid Al-Maktoum , iyo shacabka Walaalaha aan nahay ee Imaaraat-ka , waxaanu u rajeyneynaa Ammaan, deganaansho iyo horumar.

no images were found

Dhammaad
Qeybta Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshada
Section of Press and Public Relations ( PPR)

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online