Gudiga horumarinta Gobolka Sool & Haya’adda DDG oo 25,000 $ u qaybiyey Ganacsatada yar yar ee Laascaanood.[Masawiro]

October 26, 2015 - Written by Editor

12191781_828802163883646_4734104873991698822_nLaascaanood:-Gudig horumarinta gobolka Sool ee TALAWADAG iyo Hay’adda DDG ayaa u soo gaba gabeeyay ganasatada yar yare ee magaalada Laascaanood tababar soconayay mudo shan cisho ah Tababar kan oo ku saabsanaa sidii kor loogu qaadi lahaa xirfada ganacsiyeed ayaa waxaa ka faa’idaystay 50 qof oo ka mida ganacsatada yar yare ee ku dhaqan gobolka Sool .

Markii uu soo dhamaaday tababarkan ayaa waxaa ganacaatada la gudoonsiiyay 25 kun oo dollar , oo loogu talagaly inay ganacsatada yar yar ay ku horumariyaan ganacsigooda.

Gudoomiyaha gudiga Talawadaag iyo Hay’adda DDG ayaa waxay kula dardaarmeen ganacsatadani inay ka faa’iidaystaan dhaqaalahan ay ugu deeqeen Hay’adda DDG iyo Gudiga Talawadaag.

no images were found

Hoos ka Daawo Hay’adda DDG oo Ganacsatada Yar Yar ee Gobolka Sool

En Mawliid Isma Haradigeed
Laascaanood,Somalia

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online