Gudoomiyaha gobolka Kar-kaar Cabdulqaadir Ciise Carshe oo xilka la wareegay

October 11, 2015 - Written by Editor

1Qardho:-Gudoomiyaha gobolka Kar-kaar Cabdulqaadir Ciise Carshe ayaa maanta waxaa uu si rasmi ah u xilka ula wareegay ka dib munaasabad balaaran oo ka dhacday Degmada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar .

Munaasabada ayaa waxaa goobjoog ka ahaa madax ka socotda dowlada Puntland maamulkii hore, odoyaasha dhaqanka,Nabadoono  iyo bulshada qaybahooda kala duwan.

Gudoomiyihii hore ee gobolka Karkaar Cabdiquraan Maxamed Aadan ayaa soo dhaweyay maamulka cusub wuxuuna ugu baaqay in ay sii wadaan horumarka la taaban karo oo ay ku talaabsatay Degmada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar .

Gudoomiyaha cusub Cabdulqaadir Ciise Carshe”Dhaqaaje” ayaa sheegay inuu sameyn doono waxqabad kana soo bixi doono shaqada loo igmaday isaga oo ka codsaday odayaasha iyo waxgaradka Qardho in ay garab siiyaan.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online