Gudoomiyihii gobolka Banaadir Xassan Maxamed Xuseen Muungaab oo xilka laga qaaday

October 26, 2015 - Written by Editor

hhMuqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh.Maxamuud ayaa waxaa uu xilkii Guddoomiyihii gobolka Banaadir ka qaaday Xassan Maxamed Xuseen Muungaab oo xilkaas hayey in mudo ah. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh.Maxamuud ayaa waxaa uu Gudoomiyaha Gobolka Banaadir waxaa uu u magacaabay Yuusuf Xuseen Jimcaale.

Afhayeenka madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Daa’uud Aweys ayaa saxaafadda u xaqiijiyey in xilka Guddoomiyihii gobolka Banaadir laga qaaday Xasan Maxamed Xuseen Muungaab. Xilka laga qaaday Guddoomiyihii gobolka Banaadir ka qaaday Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa u soo beegmay xili maanta uu Madaxweynaha dowladda Federaalka soomaaliya uu u dhoofay dalka Sacuudiga.

Ilaa iyo hadda lama sheegin sababta rasmiga ah ee xilka looga qaaday guddoomiyaha gobolka Banaadir.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online