Khudbadii Jimce ee Masjidka Abu Bakar Sh. Maxamed Cabdi Umal.[Daawo]

October 30, 2015 - Written by Editor

Sheekh_UmalNairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadiisa jimcaha ee maanta waxaa uu uga hadlay’ “ Haka Aamin noqonin Cadaabka & Makriga Ilaahay” isagoo aad ugu booriyey dadkii dhagaysanayey khudbada in ay bixiyaan dadaal aad u fara badan, Sh.Umal ayaa waxaa uu ku waaniyey dhamaan dadkii dhagaysanayey khudbada in Alle u laabtaan kana fogaadaan wixii Alle ka reebay.

Hoos ka Daawo Khudbadii Jimce ee Sh Umal uga hadlay Haka Aamin noqonin Cadaabka & Makriga Ilaahay.


Salafmedia

Nairobi

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online