Maamulkii golaha imaamyada Soomaaliyeed ee Kenya oo xilka ku wareejiyey Maamul cusub

October 26, 2015 - Written by Editor

3Nairobi:-Sh. Cabdicasiis Xibbil oo ah imaamka masaajidka Andalus ee xaafadda Islii, isla markaasna ahaa gudoomiyihii golaha imaamyada Soomaaliyeed ee dalka Kenya, ayaa xilka maamulka ku wareejiyey, Sh. Maxamuud Isaaq Aadan oo noqonaya madaxa golaha imaamyada.
Xil-wareejinta ayaa waxaa goob-joog ka ahaa maamulka sare ee hay’adda Al-Ixsaan ee ay ka tirsan yihiin imaamyada Soomaaliyeed ee dalka Kenya, waxaana munaasabaddu u dhacday si heer sare ah. Maamulka cusub ee imaamyada Soomaaliyeed ayaa waxaa la doortay khamiistii la soo dhaafay ee ay bishan October ahayd 22. waxaana doorashadaas ka soo qeyb galay in badan oo ka mid ah imaamyada Soomaaliyeed ee magaalada Nairobi.

no images were found

Sh. Maxamuud Isaaq Aadan iyo xubnaha kale ee maamulka cusub ee la doortay ayaa waxaa horyaalla howlo badan oo horumarinta masaajidda iyo wacyi gelinta shacabka ay ka mid yihiin.

Nairobi
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online