Madaxweynaha DFS oo furay Kalfadhiga todobaad ee Baarlamaanka DFS

October 25, 2015 - Written by Editor

Xasan_ShmaxamuudMuqdisho:-Madaxweynaha DFs Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay  Kalfadhiga todobaad ee golaha Baarlamaanka DFS waxaana kalfadhiga ka qeyb galay madaxada sare ee DFS gaar ahaan  guddoomiyaha Baarlamaanka ,Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya , guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka  iyo xildhibaanada golaha shacabka .

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu ka jeediyey khudbad kooban golaha baaralamaanka isaga ka hadlay waxqabdka DFS iyo qorshaha hiigsiga 2016.

Waxaa sidoo kale Kalfadhiga todobaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ka khudbeeyey gudoomiyaha baarlamaanka DFS Pro.Maxamed Sh Cismaan Jawaari isaga oo sheegay in ay howlo badan horyaalaan golaha .

Warka Faahfaahsan dib baan idiinka soo gudbin doonaa Inshalaaah

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online