Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo Wareysi gaar ah siiyay Golaha88 [Dhageyso]

October 14, 2015 - Written by Editor

Xasan_ShmaxamuudMuqdisho:-Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xassan Sh. Maxamuud, ayaa markii ugu horreysay wareysi gaar ah siiyay Golaha88 oo ah Gole lagu gorfeeyo siyaasadda iyo arrimaha Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa laga wareystay xaaladda dalka Soomaaliya iyo halka ay dowladda federaalka wax marineyso, isagoo soo hadal qaaday in shacabka Soomaaliyeed aysan is aaminsanayn xitaa aanay ku kalsooneyn dowladdooda.

Source:Golaha 88

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online