Muxaadaro caawa ka dhici doonta Masjidka Abu-bakar ee xaafadda islii Sh Xudeyfa Raage Cali

October 14, 2015 - Written by Editor

Untitled-1-300x186Nairobi:-Waxaa caawa ka jiri doonta Masaajidka Abu-bakar ee xaafadda islii muxaadaro cin waankeedu yahay ( فضل شهر الله المحرم وصيام عاشوراء) Fadliga ay leedahay bisha Muxarram iyo soonka maalinta tobnaad (Caashuuraa). Muxaadarada ayaa waxaa soo jeedin doona Sh. Xudeyfa Raage, waxayna dhici doontaa bacdal makhribka, iyadcoo sheekhu uu ka hadli doono sida dadku uga faa’iideysan karaan bishaan barakeysan iyo ajarka laga helayo soonka maalinta 10aad.

Sh. Xudeyfa ayaa ka mid ah ducaadda Soomaaliyeed ee dalka Kenya, isagoo sheekhu kutub iyo duruuf kaleba ka akhriya dalka Kenya iyo dalal kale o qaaradda afrika ka mid ah.

Source: Ixsaanmedia.com

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online