Islaan Bashiir Islaan Cabdulle iyo Culimo’udiin uu hogaaminay Sh Maxamed Macalin oo u ambabaxay deegaanka Magacley.[Dhagayso]
(October 13, 2015)
Burtinle:-Waxaa saakay Buurtinle ka ambabaxay wafti balaaran oo uu hogaaminayo  Islaan Bashiir Islaan Cabdille waftigaan oo ka kooban Dowladda Puntland Culimo'udiin Issimo Cuqaal, Ganacsato  ayaa ku
Documentry u gaar ah Jaamacada Bariga Africa ee degmada Buuhoodle‏ ee Gobolka Cayn.[Daawo Video]
(October 13, 2015)
Buuhoodle:-Jaamacada Bariga Africe qaybteeda Magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn waxaa laga furay magaalada Buuhoodle sanadkii 2012, Jaamacada oo sanad jirsatay sanadkii 5 aad ayaa waxaa bil k
Madaxweynaha Dowlada Puntland oo ka hadlay Aasaaskii Calanka Soomaaliya.[Dhagayso]
(October 12, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa shacabka Soomaaliyeed u direy hambalyo ku aadan maalintii calanka Soomaaliya la sameeyay sanadkii 1954 oo hadda laga joogo 61
Sarkaal ka tirsan DFS oo VOA u sheegay in ay qabteen Sarkaal ka tirsan Al-shabaab.[Dhagayso]
(October 12, 2015)
Washington:-Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa  nabad ilaalinta ee Midowga Afrika ee AMISOM, ayaa howl galay ka sameeyeen shalay qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud waxa ay ku soo qabteen horjooge
R/Wasaare Sharmarke “Calanka looma sameyn Jamhuuriyadda oo kaliya, waxaa uu matalaa Qowmiyada Soomaaliyeed
(October 12, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar C/rashid Sharmarke ayaa khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday xarunta dowladda hoose taasoo lagu maamuusayay 61 sano guuradii ka soo wareegtay
Shirkadaha TELESOM & Hay’adda DDG oo wado laami ah ka hirgelinaya Laascaanood.‏[Masawiro]
(October 12, 2015)
Laascaanood:-Magaalada Laascaanood waxaa laga dhagax dhigay wadadii 5 aad oo mudo shan bilood ah gudaheedd laga hirgeliyo gudaha magaalada Laascaanood , wadadanoo halkii loo metre ah [1 KM] waxaa maal
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Guddiga Isku dhafka Ciidanka DFS
(October 12, 2015)
Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa maanta la kulmay guddiga Isku dhafka Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed oo shalay soo gaaray magaalada  Bayd
Manhajka waxbarashada dugsiyada dhexe ee Puntland oo la ansixiyey.[Masawiro]
(October 11, 2015)
Garoowe:-Waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Garoowe shirweynaha lagu ansixinayey Manhajka waxbarashada dugsiyada dhexe ee Puntland, shirkaas oo socday muddo laba maalmood ah 10-11/10/2015 ay
Taliyaha Ciidanka Booliska DFS oo tababar u soo xiraya Ciidanka Booliska Puntland.[Video/Masawiro]
(October 11, 2015)
Boosaaso:-Waxaa saaka tababar loogu soo xiray xarunta tababarka ee ciidanka Booliska dowladda Puntland ee degmada Carmo ee Gobolka Bari cutubyo ka tirsan ciidanka Booliska ee dowladda Puntand oo mudo
Tafsiirka Quraanka Dr.Cali Maxamed Saalax Masjid Al-Tawfiiq 18:45 UK [Dhamaad]
(October 11, 2015)
Oslo:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan dadweynihii la socday Tafsiirka qu,aanka ee uu ka akhrin jiray Sh.Cali Maxamed Saalax masjidka Al-Tawfiiq si live ah looga daawan karo Halgan.net waxaana Tafsiir ka

« Previous PageNext Page »