Taliyaha ciidanka Booliska DFS oo Gaadiid Boolis ku wareejiyey Jubbaland

October 25, 2015 - Written by Editor

kismaayoKismaayo:-Taliyaha ciidanka Booliska DFS Gen.Maxamed Xasan Xaamud ayaa ku wareejiyey booliska mamulka Jubbaland afar gaari oo ah nooca loogu talo galay inay ku shaqo gallaan ciidanka Booliska ee Maamulka J/Land.

Gen.Maxamed Xasan Xaamud Taliyaha ciidanka Booliska DFS ayaa sheegay in DFS ay mar walba garab taagan tahay Maamul gobaleedyada wuxuuna xusay in ay taageeri doonaan amaanka iyo tayenta ciidanka Booliska J/land .

Deeqdan Gawaarida ayaa waxaa Taliyaha ciidanka Booliska DFS Gen.Maxamed Xasan Xaamud kala wareegay wasiirka amniga iyo arrimaha gudaha ee Jubaland Gen.Maxamed Darwiish oo ka mahad celiyay gaadiidkan DFS ugu deeqday.

Taliyaha ciidanka Booliska DFS Gen.Maxamed Xasan Xaamud ayaa sheegay inay jiraan deeqo kale oo DFS ugu talo gashay Jubaland kuwaas dhawaan soo gaari doona magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online