Tilmaamaha qofka toosan. Sh. Cabdulqaadir Boobe [Daawo]

October 30, 2015 - Written by Editor

hqdefaultNairobi:-Sheekh. C/qaadir Boobe oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya ayaa waxaa taleefishinka Somalichannel ka bilaabay cashar uu uga hadlayo, tilmaamaha qofka toosan. Sheekha ayaa casharkiisa ugu horreeya uga hadlay tilmaanta ammaanada oo ka mid ah tilmaamaha wanaagsan ee laga doonayo qofku inuu yeesho, wuxuuna sheekhu soo qaatay nusuus qur’aan iyo xadiithba leh.

Sh. Boobe ayaa sheegay in tilmaanta ammaanada ee wanaagsan ay tahay tilmaan ay lahaayeen dhammaan rusushii Illaahay u soo diray aadanaha, isagoo tusaalayaal ka soo qaatay rasuulkeena Muxamed NNKH. Casharka Sh. C/qaadir ayaa noqon doona mid taxane ah oo ka bixi doona taleefishinka Somalichannel.

Hoos ka daawo muxaadaradii Tilmaamaha qofka toosan. Sh. Cabdulqaadir Boobe.

Source:Somalichannel

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online