Wufuud ka qayb galaysa Caleema saarka Suldaan Cabdi Qani Qorane oo yimid Gaalkacyo.[Daawo]

October 27, 2015 - Written by Editor

thumbs_5_1Gaalkacyo:-Wafti ballaaran oo uu hogaaminayo gudoomiyaha  culimada Soomaaliyeed Sheekh.Bashiir Axmed Salaad, Cuqaal , Nabadoono ka yimid magaalada Muqdisho ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ee Puntland.

Waxgaradkaan iyo Issimadaan ka yimid magaalada Muqdisho iyo guoomiyaha culimada Soomaaliyeed Sheekh.Bashiir Axmed Salaad ayaa waxaa ay u yimaadeen magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug in ay ka qayb galaan Caleema saarka Suldaan Cabdiqani Qorane Maxamed oo 28 bishaan ka dhici doona degmada Xarfo ee Gobolka Mudug.

no images were found

Hoos ka Daawo gudoomiyaha culimada Soomaaliyeed Sh.Bashiir Axmed Salaad iyo Issimadii ka yimid Muqdisho

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online