Muftigii hore ee Al-Qaacida Abu Hafsa Al-Muritaani oo laga waraystay weerarkii ka dhacay Paris. [Daawo]
(December 6, 2015)
Waxaa Tv-ga Al-Jazeera qaybtiisa Ingriiska uu waraysi la yeeshay Muftigii hore ee ururka Al-Qaacida Abu Hafsa Al-Muritaani isagoo ka waramay weerarkii lagu qaaday dalka Faransiiska oo ay sheegteen uru
R/W Sharmaarke iyo Madaxda Maamulada oo Birito ku wajahan Muqdisho.
(December 6, 2015)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee  xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in maalinta birito ah uu wafdi uu horkacayo Ra’iisul Wasaaraha DFS Dr.Cumar C/rashiid Sharmarke, iyo
Ciidammadii dagaalamay ee Puntland iyo Galmudug oo la kala qaaday
(December 6, 2015)
Madaxweyneyaasha maamul-goboleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa ku guulaystay inay maanta kala qaadaan ciidammo ka kala tirsan labada maamul kuwaas oo isku horfadhiyey magaalada Gaalkacyo iyo duleedke