
(December 26, 2015)
Kismaayo:-Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aaden Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaaan halkaas l

(December 26, 2015)
Laascaanood:-Sh. Axmed Cabdisamad & Sheekh Xasan Maxamed Ibraahim (Abu-Xassaan) oo ka mida Culimada Soomaaliyeed ayaa booqasho dacwadeed ku booqday machadka Shareecada Islaamka ee Al-furqaan ee ma

(December 26, 2015)
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah waxaa uu u dhagax dhigay Garoonka diyaaraha caasumadda Puntland ee Garowe waxaana furitaanka goobjoog ka ahaa Madaxweynihii ho

(December 26, 2015)
Garoowe:-Waxaa maanta kulan gaar ah iskugu yimid shirka Golaha wasiirada dowladda Puntland waxaa kulanka galabta looga hadlay arrimo u saabsan amniga , furitaanka Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso iyo Xukunka u Dabaaldega Mowliidka Sh Maxamuud Shible Radio
(December 26, 2015)
Caawa hadii Allaah inoo idmo waxaa jirta muxaadaro cinwaankeedu yahay حكم الاحتفال بمولد النبي صلى الله عليه وسلم ( Dhalashada Nabigeena Muxamad SCW in loo dabaal d

(December 26, 2015)
Wararka ka imaanaya dalka Suuriya ayaa sheegaya in hogaanka Jeyshul islaam ay doorteen hogaan cusub ka dib markii shalay duqeyn cirka ah ay diyaaradaha dalka Ruursha ku dileen alaha u naxariistee Shee
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|