Al-Shabab oo Dilay Labo Booliis ah inta u dhexeysa Mandera iyo Ceel Waaq.

December 27, 2015 - Written by Editor

shabaabUgu yaraan lab aka tirsan ciidamada booliiska ee Kenya ayaa ku dhintay weerar ay al-shabab ku qaadeen kolonyo ciidamada booliiska Kenya ah oo marayey jidka isku xira Mandera iyo Ceel Waaq.

Weerarkan ayaa la sheegay in maleehsiayda Al-Shabab ay u adeegsadeen gantaallo garabka laga tuuro iyaga oo burburiyey mid ka mid ah baabuurta booliiska halkaaisna ku dilay lab aka mid ah ciidanka.

Ilaa hadda ma cadda khasaaraha gaadhay dhinaca maleehsiyada Al-Shabab.Weerarrrada ka dhaca degaankaas ayaa inta badan ay sheegaan maleeshiyada Al-Shabab mas’uuliyadooda.

Dhowaanna booliiska Kenya waxay ka digeen in maleehsiyada Al-Shabab ay kooxo hubaysan u dirayaan gudaha Kenya si ay weerarro u gaystaan xilliga roobka oo maritanaka jidadku adag yihiin.

VOA Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online