Dawladda Puntland oo taageero u muujisay maamulka Bakool Sare
December 26, 2015 - Written by EditorGaroowe:-Waxaa maanta kulan gaar ah iskugu yimid shirka Golaha wasiirada dowladda Puntland waxaa kulanka galabta looga hadlay arrimo u saabsan amniga , furitaanka Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso iyo maamul laga dhisay Gobolka Bakool.
Hoos ka Akhriso warmurtiyeed maanta ka soo baxay shirkii Golaha wasiirada dowladda Puntland no images were found no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net