Hambalyo Diiran Abdi Daahir Maxamed Xasan iyo Maryan Saciid Nuur Cismaan

December 22, 2015 - Written by Editor

hambalyoGaalkacyo;-Maamulka Shabakadda Islaamiga ee Halgan.net ,dhamaan shaqaalaheeda iyo Qoyska Reer Keenadiid ayaa waxaa ay hambalyo diiran u dirayaan Abdi Daahir Maxamed Xassan iyo Maryan Saciid Nuur Cismaan Keenadiid oo meherkooda ka dhacay magaalada Gaalkacyo e xarunta gobalka Mudug 20 dec 2015 waxaana leenaya بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

Waxaan alle uga Baryeynaa Abdi Daahir Maxamed Xassan iyo Maryan Saciid Nuur Cismaan  Keenadiid in uu alle isku barakeeyo waxaana ugu duceynaynaa ducadii Nabigena CSW بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

Maamulka Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online