Madaxweynaha Dawladda Puntland oo uga tacsiyeey geeridii ku timi Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo hooyadii caawa geeriyootey.

December 14, 2015 - Written by Editor

gaas (1)Muqdisho:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa isagoo ku hadlaya magaca Golayaasha Dawladda Puntland uga tacsi yeeyey Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim C/laahi Xaaji Cumar Camey geeridii  Naxdinta lahayd ee ku timi Hooyadii Marxuumad Faaduma Xuseen Xayle  oo ku geeriyootey Magaalada Haydarabaad ee Waddanka Hidniya.

Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa Marxuumadda eebbe uga baryey in uu Jannada Fidowsa ka-waraabiyo, samir iyo iimaanna ka siiyo dhammaan eheladii, asxaabtii iyo guud ahaan shacabka reer Puntland. Madaxweynaha Dawladda Puntalnd ayaa si gaar ah ugu tacsiyeeyey qoyskii ay kabaxday marxuumaddu isagoona ilaahay uga baryey inuu samir iyo iimaan taam ah kasiiyo, marxuumaddana uu qabriga u waasiciyo dembigeedana dhaafo.

—DHAMMAAD—

Xafiiska Warfaafinta, Wacyigelinta, Hiddaha iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada Puntland.

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online