Waraysi BBC-da uu siiyey Maxbuus ku xirnaa Guantanamo Bay Shaker Aamer qofna dacwad uma haysto.[Daawo Video-ga]

December 14, 2015 - Written by Editor

Shaker-AamerLondon:-Ninkii ugu dambeeyay ee British ah ee lagu hayay xabsiga Guantanamo Bay ayaa sheegay in aysan qorshaha ugu jirin in uu dawladda Britain ku dacweeyo xabsigiisa awgii. Shaker Aamer, oo waraysigiisii u horeeyay siiyay BBC, ayaa faahfaahiyay tacadiyo uu sheegay in uu kala kulmay xerooyinka Maraykanka iyo xabsiyada Afghanistan.

Wuxuu sheegay in sargaal British ah uu joogay mar la garaacayay.Laakiin wuxuu sheegay in uusan rabin in qofna loo maxkamadeeyo isaga awgii. Sababtu uusan sharciga qofna ugu tiig sanayn wuxuu ku sheegay in uusan rumaysnayn in maxkamadu ay cadaalad u samaynayso wax horay u dhacay.

Aamer, oo 48, jir ah waxaa kale oo uu ka hadlay sida uu ugu faraxsanyahay in uu qoyskiisa la midoobo 14 sano ka dib. Waxaa UK, loogu diiday in uu halis ku yahay ammaanka. Aamer, waxaa kale oo uu sheegay in ay cadaalad daradu tahay sababta ka dambaysa in ay kordhaan Muslimiinta xagjirka ah.

Hoos ka Daawo waraysiga uu Shaker Aamer siyey Idaacadda BBC-da

Source:BBC

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online