Barnaamijka Kulanka SBC & Waraysiga Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.[Daawo]
January 26, 2016 - Written by EditorBoosaaso:-Waxaa barmaamij gaar ah oo Tv-ga SBC uu waraysi gaar ah kula yeeshay madax weynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxaa wax laga wiidiiyey arrimo badan oo ku saabsan qaabka ay noqonayso doorashooyinka 2016, shirarkii wadatashiga ee ka dhacay magaalada Kismaayo iyo Muqdisho.
Hoos ka Daawo Tv-ga SBC uu waraysi gaar ah kula yeeshay madax weynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.
Source:SBC