Madaxweynaha Gal-Mudug ”Madaxda DFS ayaa lahaa go’aankii ka soo baxay shirkii Muqdisho”[Dhageyso]
(January 30, 2016)
Cadaado:-Madaxwaynaha Maamulka Gal-Mudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta galinkii dambe dib ugu Laabtay magaalada Cadaado ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Gal-Mudug waxaana uu faahfaahi
Ra’iisul wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid oo difaacay go’aankoodii doorashada 2016 ee 4.5.[Dhagayso]
(January 30, 2016)
Muqdisho:-Ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rasiid Cali Sharma'arke ayaa marti ku ah barnaamijka Martida Makrafoonka, wuxuuna sharxayaa go'aankii dowladda ay ka gaartay qaabka doorasho ee Soomaali
Wasiirkii hore ee Maaliyada PL Faarax Cali Shire oo ka horyimid natiijadii Shirkii wadatashiga ee Muqdisho.[Dhagayso]
(January 30, 2016)
Boosaaso:-Wasiirkii hore ee Maaliyada dowladda Puntland Faarax Cali Shire ayaa taageeray mawqifka uu ka qaatay shirkii wadatashi ee dhawaan ku soo gabagaboobay magaalada Muqdisho Madaxweynaha dowladda
Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo kormeer ku tagay Dekada Boosaaso.[Masawiro]
(January 30, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 30-Jan-2016 kormeero indha-indhayn ah kusoo sameeyey Dekedda magaalada Boosaaso oo ah isha dhaqaale ee ugu weyn Puntlan
Maxkamad ku taalla New York oo Mahdi Xaashi ku xukuntay sagaal sano
(January 30, 2016)
Maxkamad ku taalla magaalada New York ayaa nin Soomaali ah ku xukuntay sagaal sano oo xabsi ah kadib markii uu qirtay inuu taageero u fiidyey ururka Al-Shabaab. Dacwad-oogista Maraykanka ayaa sheegta