
(January 22, 2016)
Muqdisho:-Weerarkii xalay lagu qaaday xeebta Liido, waxaa ku geriyooday 20 qof oo ay ku jiraan afar Shabaab, waxaana ku dhaawacmay tiro kale oo badan. Weerarka waxaa sheegtay maleeshiyada Al-shabaab. Madaxweynaha Dowlada Puntland oo cambaareeyay weerarkii xalay ka dhacay Makhaayada Liido Sea Food.[Dhagayso]
(January 22, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowlada Puntland C/ Wali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu cambaareeyay weerarkii xalay lagu qaaday Hotelka Liido Sea Food oo ay ku dhinteen dad rayid ah oo gaaraya 20 qof halka 1

(January 22, 2016)
Laascaanood:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan bulsha waynta ku nool gobolka Sool gaar ahaan magaalada laascaanood ee xarunta Gobola Sool yar iyo weyn rag iyo dumar nadwo cilmiyeed ku saabsan dhalinyarada Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(January 22, 2016)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbeynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana khudbada maanta jeediyey alaha dhowree Sheekh Maxamed Cabdi Umal wuxuu Sheekhu khudbadii maanta

(January 22, 2016)
Ciraaq:-Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari†iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Baghdad ee caasimadda dalka Ciraaq halkaasi oo si wey

(January 22, 2016)
Nairobi:-Waa barnaamij todobaadle ah oo kabaxa Masjidka Abu-Bakar ee Nairobi-kenya, waxaana su,aalo lagu waydiiyaa Fadiilatu Sh.Maxamed Cabdi Umal ØÙظه الله Barnaamijkan ayaa waxaa soo diyaari

(January 22, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed uu u dhaqaaqey inay nabad iyo barwaaqo ku noolaadaan, iyagoo dhinac iska

(January 22, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa waxa uu si kulul u cambaareeyey weerarkii bahalnimada ahaa ee xalay fiidkii lagu qaad

(January 22, 2016)
Muqdisho:-Xeer ilaaliye ku xigeenka dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xassan ayaa waxaa uu uga waramay idaacadda VOA weerarkii xalay lagu qaaday labo Makhaayadood ee kala ah Liido Sea food iyo Be

(January 22, 2016)
Muqdisho:-Wararka ugu danbeeyey ee ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in ku dhawaad 20 qof ay ku dhinteen weerarkii xalay lagu qaaday 2 makhaayadood oo ku yaal xeebta Liido ee mag
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|