Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee Nairobi uu ka jeediyey Sh Shibli [Dhagayso]
(January 1, 2016)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadi jimce ee maanta ka baxday masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya khudbada oo uu soo jeediyay Sh Maxamuud Shibli waxa ay dhamay
Su’aalihii jimcaha qaybtii 4aad Sh.Maxamed Cabdi Umal. [Daawo]
(January 1, 2016)
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa toddobaadkii afraad waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka wadaa barnaamij uu uga jawaabayo su’aalaha ay dadweynaha soo weydiiyeen. Barnaam
Colaad dib uga soo cusboonaatay magaalada B/weyne ee gobalka Hiiraan
(January 1, 2016)
Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan gaar ahaan Degaanka Buq-Matoor ayaa sheegaya inuu halkaas ka dhacay iska horimaad culus oo dhexmaray Labo Maleeshiyo Beelood oo oodw
Jaamacada Bariga Afrika Oo Noqotay Hormuudka Waxbarashada Maamulka Iyo Dhaqaalaha (Masawiro)
(January 1, 2016)
Xaflad ay soo abuubuleen Wasaaradda Maaliyada Puntland Iyo Maamulka Jaamacadda Bariga Africa ayaa waxaa lagu qabtay Xarunta Hoolka Jaamacadda ee Magaalada Garowe. Xafladan ayaa waxaa ka soo qeybgalay
Tacsi: Adeer Jaamac Maxamuud Maxamed oo ku Geeriyooday magaalada Odense
(January 1, 2016)
Waxaa xalay oo ay taariikhdu ahayd 31-12-2015 ku geeriyooday magaalada Odense ee dalka Denmark, Allaha u naxariistee Jaamac Maxamuud Maxamed. Geerida waxaa lagu wargelinayaa dhammaan Ehelka iyo Asxaab
Kulan lagu eegayo Dhameystirka Dastuurka DFS oo lagu qabtay Kenya (Masawiro)
(January 1, 2016)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo uu wehliyo ku xigeenkiisa Koobaad iyo Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Sooma
Khatarta Shiicada iyo Mutamarka Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Jeddah (Daawo)
(January 1, 2016)
Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Jeddah ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa waxaa ay qabatay Mutamar Islaami ah kaas oo ay cinwaan uga dhigeen (Badbaadi wadankaaga )waxaana mutamarka ka soo qe