Daawo Shirkii jaraa’id ee Madaxweyne Gaas uu ku qaadacay shirka wadatashiga
(January 27, 2016)
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa goordhow waxaa uu shirjaraa,id ku qabtay Villa Soomaaliya waxaana uu sheegay in Puntland ay qaadacday go,aanka DFS iyo beesha Caalamka ay gaar

(January 27, 2016)
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan kasoo saaray shirka wadatashiga qaran ee doorashooyinka 2016ka dalka ka dhacaya looga arinsanyo kaas oo ka socda magaalada Muqdisho ee ca

(January 27, 2016)
Kismaayo:-Guddoomiyaha Degamada Ceel-Cadde ee Gobolka Gedo Cabdi Cali Cabdi Qoorleex ayaa ku dhaawacmay qarax lala eegtay gaari uu saaraa oo marayay meel ku dhow deegaanka Likooleey. Gudoomiyaha ayaa

(January 27, 2016)
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta duhurkii gaaray magaalada Eldoret ee dalka Kenya, halkaasoo uu kaga qeyb galayo munaasabad loogu baroor diiqayo askar ka tirsa

(January 27, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii la socdey ayaa maanta 27-Jan-2016-ka ku qaabilay Xarunta Villa Hargaysa ee Madaxtooyada Soomaaliya Wakiilka Xog-hay

(January 27, 2016)
Muqdisho:-Afhayeenka madaxtooyada Dowlada Puntland C/laahi Maxamed Jaamac oo waraysi kooban siiyey Radio Daljir ayaa uu u xusay in wax shir ah oo u dhexeeya madaxda Soomaalida uusan ka socon magaalada Ciidanka Kenya oo dilay Guddoomiyihii Deegaanka Ceel-Cade ee Gobolka Gedo
(January 27, 2016)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya Degaanka Ceel-cadde ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in Ciidamada dalka Kenya ay dileen Allaha u naxariistee Guddoomiyihii Deegaanka Ceel-Cade C/rashiid Cali Cabdi Qoorleex.

(January 27, 2016)
Nairobi:-Sheekh.Fu,aad Maxamuud Xaaji Nuur ayaa waxaa uu muxaadaro qiimo leh ka jeediyey Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana uu Sheekhu muxaadaradiisa uga hadlay Toosnaanta. Sh.Fu,aad
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|